(Sawirro) Maxay ku heshiiyeen madaxda Maamulada Hirshabelle & K/Galbeed?

Madaxweynaha Koonfur Galbeed Cabdicasiis Xasan Maxamed Lafta Gareen iyo kan Hirshabeelle Maxamed Cabdi Waare oo maanta shir uga furmay magaalada Baydhabo ayaa kaga wad hadlay arrimo badan oo ku saabsan iskaashi dhexmara labada maamul. Shirkan oo ay soo qaban qaabisay Wasaaradda Qorsheynta iyo maalgashiga ee dowlad Goboleedka Koofur Galbeed ayaa waxaa kaloo ka qeyb galay … Continue reading (Sawirro) Maxay ku heshiiyeen madaxda Maamulada Hirshabelle & K/Galbeed?